fartuuneey waxaatahay saxansaxo udgoon badan amase qaansa roobaad quruxlagu saleeye iyo aduun lagula simaan jirin siduu eebe kaadhigay soojeedka wajiga iyo sanka iyo faruuryaha suniyaha indhaha saaran bal aankuu sifeeyee lamasiinin aadmiga taas waxaa kasiidaran midabkaaga subaga ah sarajooga dheeriyo laafyaha seeyrin tooduna waageenyo socotoo aadmi lala simaa jirin samirkiyo dulqaadkana Ilaah baa kusiiyoo Sinji baad uleedahay Markaad seexaneeyso salaada dabadeed sunno yaan lagaaweeyn xuuralceeynta simanoo janada lagu siyaartana saaxiib aad ahaataan gabdhihii samaayoo soonkiyo salaadiyo soowjla dhaqanka fiicnaa rabibaa kasaacida siraadkii madoobaa fardoowsana usuubiyey adna soowjadeeydeey waxaan kaasugaa duco iyo samir kalsooni leh…